Dhageyso:-Jubbaland oo Warka soo saartey Weerarkii Baar Sanguuni

0
338

Ka dib weerarkii qaraxyada ku bilaawday ee saakey Waaberigii Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Baar Sanguuni ayaa waxaa weerarkaas ka hadlay Saraakiisha Ciidamada Jubbaland. Korneel Mukhtaar Cabdi Maxamed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Jubbaland oo la hadlay Dalsan ayaa wax auu sheegay in weerarkaas qaraxyada ku bilaawday […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Jubbaland oo Warka soo saartey Weerarkii Baar Sanguuni

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.