Dhageyso:-Jubbland oo Gacanta ku dhigtay Wiil Aabihiis Qoorta ka jarey

0
272

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa deegaanka Buulo Gaduud ee Jubbada Hoose Wiil Dhalinyaro ah uu ku diley Aabihiis,isaga oo dilkiisa u adeegsaday Baangad oo uu qoorta kaga jarey. Deegaanka Buulo Gaduud oo 30km u jira Magaalada Kismaayo oo ah halka falkaasi uu ka dhacay ayaa waxaa gaarey Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Jubbaland,kuwaas oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Jubbland oo Gacanta ku dhigtay Wiil Aabihiis Qoorta ka jarey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.