Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho+Sawirro

0
115

Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay Ex-koontorool Afgooye ee Magalada Muqdisho,waxaana uu ahaa mid gaari lagu xiray,sida ay dalsan u sheegeen dad ku sugan goobta uu qaraxa ka dhacay. Qaraxa ayaa inta badan waxaa laga amqlay Xaafadaha ku dhow dhow Ex-koontorool Afgooye,waxana gaariga oo ahaa Isbaashiyo loogu xiray Askari ka tirsan Ciidamada dowladda eek u […]




SOURCE: Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.