Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Xarunta degmada Howl-Wadaag+Sawirro

0
70

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qarixii gaariga loo adeegsaday ee Maanta Barqadii lagu weeraray Xarunta Maamulka degmada howl-Wadaag ee Gobolkaan Banaadir. Gaariga ayaa sida ay goobjoogayaal sheegeen in lagu dhuftay Albaabka hore ee Xarunta Maamulka degmada,waxaana dadka dhintay la sheegay inay isugu jiraan Shacb iyo Ciidamo. Mas’uuliyiinta Gawaarida Gurmadka deg dega ee Ambalaasta ayaa […]




SOURCE: Dhageyso:-Khasaaraha ka dhashay qarixii Xarunta degmada Howl-Wadaag+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.