Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo sheegtay in Al-Shabaab kasoo badbaadiyeen in ka badan 10-ruux  oo u afduubnaa

0
306

Taliska Booliska Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgal qorsheysan oo tuulooyin hoostaga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ay ka fuliyeen. Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed ee degmada  Diinsoor Shiine Mayow Aadan ayaa sheegay in howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen deegaan 75km u jirta degmada Diinsoor ay kusoo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo sheegtay in Al-Shabaab kasoo badbaadiyeen in ka badan 10-ruux  oo u afduubnaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.