Dhageyso:-Ku dhawaad 20-ruux oo ku Sumoobay Hilib ay Cuneen deegaan ka tirsan G/Galgaduud

0
574

Dadka sumoobay ayaa waxa ay ku nool yihiin deegaanka Haraare oo ku yaalla duleedka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud,waxaana faah faahin ka bixiyay maamulka degmada Balanbale ee Gobolkaasi Galgaduud. Guddoomiyaha degmada Balanbale oo Caawa la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay in dadkaasi ay ku sumoobeen Neef Geel ah oo ay qasheen,isla markaana la geeyey Isbitaalo […]




SOURCE: Dhageyso:-Ku dhawaad 20-ruux oo ku Sumoobay Hilib ay Cuneen deegaan ka tirsan G/Galgaduud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.