Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta lagu qabtay kulan looga hadlayo xasilinta dhanka amniga ee deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle,waxana kulankaas soo qaban qaabiyey Wasaaradaha Arrimaha gudaha ee dowlad goboleedyada Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa,Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka,masuuliyin ka kala socotay Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed,iyo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Kulankii ugu horreeyey ee xasilinta Amniga oo ka furmay Baladweyne