Dhageyso:-Maamulka Baraawe”Odayaal xiriir la leh Shabaab ayaa joojiyay dhismaha Garoonka Diyaaradaha”

0
79

Maamulka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose  ayaa ku eedeeyay Odayaal ku sugan degmadaas inay wadaan falal lidi ku ah amniga degmada,isla markaana doonaya inay dhaqaalo helaan. Guddoomiyaha degmada Baraawe Cabdifitaax Maxamed Nuur Sandheere oo Warbaahinta Dalsan Wareysi siiyay ayaa sheegay in Odayaashaa ay yihiin kuwo diidan horumarka degmada,sidoo kalena xiriir la leh Al-Shabaab oo […]




SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Baraawe”Odayaal xiriir la leh Shabaab ayaa joojiyay dhismaha Garoonka Diyaaradaha”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.