Dhageyso:-Maamulka degmada Balcad oo Warka soo saaray Nabadoon ay toogteen Al-Shabaab

0
118

Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey Nabadoon caanka ahaa degmadaas oo gelinkii dambe ee maanta lagu toogtay deegaan hoostaga degmadaas. Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku taalla tuulada Gamboole wax ay ku toogteen Nabadoon Abshir Nuur Xuseen oo loo yaqaanay(Maliife),iyaga oo ku eedeeyey in uu ka mid ahaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka degmada Balcad oo Warka soo saaray Nabadoon ay toogteen Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.