Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo Amar Cusub soo saaray

0
348

Amarkaan uu soo saaray Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ku socdaa Xarumaha Nootaayooyinka ee ku yaalla Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Duqa Muqdisho ayaa waxaa lagu amray dhamaan Nootaayooyinka ee ku yaalla Muqdisho inay soo diiwaangeliyaan Aatooyinka dhulalka iyo Guryaha ay kala wareejiyaan si loo xaqiijiyo bixinta Canshuurta dhulalka […]




SOURCE: Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo Amar Cusub soo saaray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.