Waaxda Gadiidka dowladda Hoose ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal burburin ah waxa ay ka sameysay Waaxda Kacaan ee gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoysyada Blacksea iyo Bakaaraha. Howlgalkan ayaa waxaa lagu bur buriyey goobo Ganacsi uu Maamulka gobolka Banaadir sheegay in markii hore lagu dhisay qaab Sharcidarro ah. Guddoomiyaha Degmada Howl-Wadaag Cabdi Kariin […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo sameeyey howlo burburin ah