Dhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo xabad joojin kala dhex dhigay Beelo ku dagaalamay gobolkaas

0
85

Maamulka deegaanka Moqakori ee Gobolka hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey xalinta laba maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay tuulooyin hoostaga deegaanka Moqakori. Labadaasi beelood ayaa waxaa dhexmaray dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,waxana taasi keentay in maamulka deegaanka iyo waxgaradka ay ka qeyb qaatan sidii xal looga gaari lahaa dagaalkaas. Guddoomiyaha deegaanka Moqakori ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo xabad joojin kala dhex dhigay Beelo ku dagaalamay gobolkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.