Dhageyso:-Maamulka G/Shabellaha Hoose oo faah faahiyey weerarkii lagu bur buriyey Buundada D/Qoryooley

0
72

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyey falkii Caawa ay Al-Shabaab ku bur buriyeen kadib markii ay miino ku xireyn Buundada degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelleha Hoose. Guddoomiye ku xigeenka Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in gebi ahaanba buundada ay burburtay,sidoo kalena taasi ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka G/Shabellaha Hoose oo faah faahiyey weerarkii lagu bur buriyey Buundada D/Qoryooley

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.