Dhageyso:-Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

0
383

Maamulka Gobolka Galgaduud ayaa wadda Qorshe la-doonayo in Al Shabaab looga saaro deegaano dhowr ah kuwaas oo ay qeyb ka tahay Degmadda Ceel-buur ee Gobolkaas. Deegaanka Ceel-qorax oo kamid ah Gobolka Galgaduud ayaa laga sameeyay Xarumo KMG ah kuwaas si-ay Saldhig ugu noqdaan Howlgaladda lagu qaadayo Al Shabaab si-looga saaro Degmadda Ceel-buur. Munaasabadda lagu furayey […]




SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Galmudug oo ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.