Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u furay Garoomo ay xireen Al-Shabaab

0
87

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowr bilood kadib waxa ay ku guuleysteen inay dib u furaan Garoomo Kubada cagta ah kuwaas oo ay horay u xireen Al-Shabaab. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa kormeer waxa uu tagay Garoon Dhalinyaradda Degmada Yaaqshiid Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Al Shabaab kadib […]




SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u furay Garoomo ay xireen Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.