Dhageyso:-Maamulka Gobolka Gedo oo Sheegay in Shabaab dagaal hub iyo gaadiid uga qabsadeen

0
430

Maamulka gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal geystay khasaaro isugu dhimasho iyo dhaawac kaas oo deegaano ka tirsan gobolkaas ku dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya. Maamulka ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka uu yimid ka dib markii Ciidamada dowladda ay ka warheleen goob Al-Shabaab dadka ku dhibaateynayeen,isla markaana ay weerareen waa sida […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Gobolka Gedo oo Sheegay in Shabaab dagaal hub iyo gaadiid uga qabsadeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.