Dhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo fulinaya amar ka soo baxay Madaxweyne Waare

0
108

Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa ka dhacay kulan gaar ah oo dhexmaray Mas’uuliyiinta labada Gobol ee Shabeellaha dhexe iyo Hiiraan iyo Madaxweynaha Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare. Kulanka ayaa yimid ka dib markii mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiraan looga yeeray Magaalda Jowhar si loo dardargeliyo howlaha labada Maamul ee dhinacyada amniga iyo adeegyada Bulshada. Wafdigii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo fulinaya amar ka soo baxay Madaxweyne Waare

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.