Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo bilaabaya howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

0
325

Doelad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa.shaaca ka qaaday inay diyaariyeen Ciidamo loogu talo galay sugida Amniga sigaar ah furitaanka deegaanada ay Go’dokmiyeen Al-Shabaab. Afhayeenka Maamulka Hir-Shabeelle Daa’uud Xaaji Ciiro ayaa sheegay in deegaanada mararka qaar ay weerada ka geystaan Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Dhexe howlgalka laga bilaabi doono. Isaga oo la hadlayay Warbaahinta Dalsan ayuu sheegay in […]




SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo bilaabaya howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.