Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo soo saarey Digniin ku socota Ganacsatada lacagaha siiya Al-Shabaab

0
360

Kadib kulan looga hadlayay Amniga gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Baladweyne ayaa waxaa laga soo saaray qodobo ku saabsan amniga,iyada oo digniin loogu diray Ganacsatada Gobolka Hiiraan oo Maamulku ku eedeeyeen in ay lacago siiyaan Al-Shabaab. Guddoomiye ku xigeenka amniga Maamulka gobolka Hiiraan  C/raxiin Muxumed Taakooy ayaa sheegay in amniga Gobolka Hiiraan ay masuuliyad ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo soo saarey Digniin ku socota Ganacsatada lacagaha siiya Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.