Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo War ka soo saaray khilaafka kala dhaxeeya DFS

0
84

Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Kismaayo ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamulkaas iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in aragtida Madaxda Jubbaland uu yahay qaran Soomaaliyeed oo guuleysta iyo in la xoojiyo Hay’adaha Dowladda oo ay ugu horeeyaan Dowlad Goboleedyada balse nasiibdaro […]




SOURCE: Dhageyso:-Maamulka Jubbaland oo War ka soo saaray khilaafka kala dhaxeeya DFS

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.