Dhageyso:-Madaxda Dowladda oo looga digey in ay ku kacaan musuq maasuq

0
501

Taliyaha hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka booliska Soomaaliyeed jenaraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa marka hore faah faahin ka bixiyey  eedeeysanayal 10  qof gaaraya oo ka shaqeynayey  Kastamka canshuuraha Dekedda Muqdisho kuwaa oo loo xiray musu maasuq. Jenaraal Bariise ayaa sheegay in mas’uuliyiintaas ay yihiin kuwo loo heysto fal la xiriira musuq maasuq,isla markaana baaritaano ay kau […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxda Dowladda oo looga digey in ay ku kacaan musuq maasuq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.