Dhageyso:-Madaxda Shirkadii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca teegeerada Dowladda oo la kulmaya…

0
102

Dhawaan waxaa Hay’ada Farsight Africa Research oo kaashaneysa hay’ad Caalami ah oo la yiraahdo IPSOS waxa ay soo bandhigeen kalsoonida xilligaan Shacabka ku qabaan Madaxda Dowladda ugu sareysa sida Ra’iidul Wasaaraha dalka,kadib cilmi baaris ay sameeyeen. Hadaba Madaxda Hay’addii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca taageerada Madaxda Dowladda ayaa waxa ay sheegeen inay […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxda Shirkadii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca teegeerada Dowladda oo la kulmaya…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.