Dhageyso:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab iyo Daacish

0
76

Madaxweynaha Cusub ee aan weli la caleemo saarin ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa ka hadlay qorshihiisa dhinaca amniga ee uu qaadayo xilli mararka qaar deegaanada Puntland ka dhacaan falal Amnidarro. Waxa uu sheegay in tallaaba walba oo dhanka amniga ah uu qaadi doono maamulkiisa,isla markaana Shabaab iyo Daacish oo ku sugan deegaanada […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Cusub ee Puntland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab iyo Daacish

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.