Dhageyso:-Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay in Ciidamada AMISOM ka baxaan Somaliya

0
217

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay qorshaha AMISOM looga saarayo Soomaaliya,iyo natiijada ka dhalan karta maadaama weli falal amnidarro ka dhacayaan gudaha dalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in hore dhowr mar uu sheegay in ciidamada shisheeye uusan dalka Soomaaliya waxba u tareyn laakin loo baahan yahay in u  dhis lagu sameeyo Ciidamada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay in Ciidamada AMISOM ka baxaan Somaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.