Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay sababtii ay dekada dooraale uga ceyriyeen Shirkada DP World ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta taas oo maamuleysay dekadaas. Mar uu Maanta Wareys siinayey Idaacadda BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in ujeedadii loogu wareejiyey dekada dooraale Shirkaadas ay aheyd ay markii […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jabuuti oo shaaciyey sababtii ay u eryeen Shirkada DP World