Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo degmada Afmadoow kaga Dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab

0
42

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa weli ku sugan degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo uu ka wado abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab. Axmed Madoobe ayaa sheegay in qorshihiisa koobaad ee degmada Afmadow uu yahay sidii Jubbaland u bilaabi laheyd dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,qorshahaas oo uu sheegay in […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo degmada Afmadoow kaga Dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.