Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo faah faahiyay dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee Jubbooyinka

0
78

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Maodobe) oo ku sugan degmada Afmadoow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ka dhanka ah Shabaab ee uu ka wado Gobolada Jubbaland. Madaxweynahu wuxuu sheegay in Ciidamada Jubbaland oo dhan ay howlgalkan fulinayaan ayna u diyaarsan yihiin iyadoo si wadajir ah loo bilaabaya howlgalo qorshaysan oo […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo faah faahiyay dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee Jubbooyinka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.