Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo markale iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

0
70

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa markale waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,xilli shalay uu kasoo laabtay Magalada Garoowe. Axmed Madoobe oo Wariyeyaasha kula hadlayay Kismaayo ayaa sheegay in aysan macquul aheyn in maalin walba tacsi lagu jiro,hayeeshee ay muhiim tahay in lala dagaalamo Shabaab. Waxa uu sheegay in Shabaab  […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo markale iclaamiyay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.