Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo ugu baaqay DFS & dowlad Goboleedyada inay u midoobaan dagaalka Shabaab

0
271

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland wuxuu sheegay in xornimada wadanka ay dadaal iyo wakhti badan galiyeen jiilkii wakhtigaas kuwaas oo mirihii ay beereen aan maanta haysano inkasto waxyaabo badan aysan ahayn sidii la rabay. Xornimadii Gobolada Waqooyi 26 June ayuu Madaxweynahu sheegay in ay ahayd Maalin aan la dhayalsan karin oo dareenka Bulshada ku xoogan iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo ugu baaqay DFS & dowlad Goboleedyada inay u midoobaan dagaalka Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.