|

Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland”Gacan waan ku dagaalameynaa, tan kalena waxaan ku gelaynaa….

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hadalkaan sheegay xilli Gelinkii dambe ee Maanta uu dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose,kadib markii uu Garoowe uga  qayb galay Xafladii Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Puntaland. Axmed Madoobe oo shir jaraa’id ku qabtay Magalada Kismaayo ayaa ka hadlay kulamadii Siyaasadeed ee Magalada Garoowe […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland”Gacan waan ku dagaalameynaa, tan kalena waxaan ku gelaynaa….

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application