Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyey Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya

0
275

Madaxweyne Farmaajo oo xalay Xarunta Madaxtooyada Soomaliya casho Sharaf ugu sameeyey guddigii qaban qaabada Maalmaha xuriiyada ayaa tilmaamay in ay jiraan shakhsiyaad Soomaaliyeed oo naftooda u huray sidii ay u ilaalin lahaayeen taariikhda umadda Soomaaliyeed kuwaas oo mudan in mar walba la xuso si jiilka dambe ay u helaan dad ay kaga daydaan waddaniyadda iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo dallacsiiyey Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.