Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray Xukuumadda kana hadlay kulamadii Garoowe

0
100

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga mahadceliyey shacabka iyo madaxda Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland soo dhaweyntii wanaagsanayd ee ay u fidiyeen isaga iyo wufuudii Soomaaliyeed ee ka qeyb galay caleema-saarka Madaxda cusub ee Puntland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in is ogolaanshaha iyo midnimada hoggaanka iyo shacabka […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray Xukuumadda kana hadlay kulamadii Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.