Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in la xalinayo tabashooyinka ay qabaan maamul Goboleedyada

0
319

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay Khudbad ka jeediyay Caleemo-saarka Madaxweyne Saciide Deni ayaa ka hadlay Xiriirka u dhexeeya dowlada Federaal iyo maamul Goboleedyada dalka ka jira. Madaxweyne Farmaajo ayaa marka hore u mahadceliyay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,isagoo ku amaanay howshii uu soo qabtay inta uu xilka haayay. Sidoo kale […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in la xalinayo tabashooyinka ay qabaan maamul Goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.