Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaagi Farmaajo,si uu uga qyeb galo shirka Iskaasiga Caalamka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka kasii sagootiyey,Wasiiro,Xildhibaano iyo Madax kale,waxa uuna dalka Belgium-ka uga qyeb geli doonaa Shirka Iskaasiga Caalamka oo ay ka qyeb geli doonaan Madax farabadan oo Caalamka ah. […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo u duulay dalka Biljamka iyo u jeedka oo la shaaciyey