Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanadii mooshinka ka keenay sheegayna dadka soo abaabulay

0
312

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshinkii laga keenay Madaxweynaha ee markii dambe xal laga gaaray. Waxa uu sheegay in xilligii mooshinkaas laga keenay uu xiriir la sameeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka,isla markaana uu u sheegay in mooshinkaas ay ka dambeeyeen kooxda Qabyo oo uu ula jeeday Xildhibaanada taageersan […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanadii mooshinka ka keenay sheegayna dadka soo abaabulay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.