Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda xuska 1-da luulyo ayaa sheegay in haddii facii naga horreeyay ay dhidibada u taageen qaran xor ah oo calan iyo cudud mideysan leh, kana tilmaamnaa Qaaradda Afrika iyo Caalamkaba in dadka haatan joogana ay dib u yagleeli karaan qaran iyo dawladnimo ka qurux badan kuwii hore. Sidoo kale waxa […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso :-Madaxweyne Farmaajo” Waxaan joognaa Wadan Faragelin iyo kala qeybsanaan ay ka jirto”