Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Sanad iyo Bar ka hor majirin cid ka hadleysay Wadaniyad”

0
344

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa sheegay in manta la joogo xilligii la qadan lahaa Mabda’a dhabta ah ee Wadaniyada. Isaga oo khudbad ka jeedniyey Munaasabad lagu xusayey 58-guuradii ka soo wareegtay markii ay Xurnimada ka qaateen Gobolada Waqooyi Gumeystihii Ingiriiska ayuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay muhiim tahay in ay ka Shaqeeyaan Wadaniyada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Sanad iyo Bar ka hor majirin cid ka hadleysay Wadaniyad”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.