Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Shacabka Marna ha ogolaanina in Dowlad walba la idinka Horkeenno”

0
132

Madaxweyne Farmaajo ayaa hadalkaan sheegay xilli Maanta boqolaal ka mid ah shacabka Magalada Muqdisho uu kala qeyb galay banaanbax ka dahcay Garoonka Kubada Cagta Baanadir Staium kaas oo lagu maamuusayey munaasabada 1-da luulyo. Madaxweynaha dalka ayaa sidoo kale, xusay in astaamaha ay isaga egyihiin kooxaha argagaxisada iyo gumeystiyaasha ay tahay kala qeybinta iyo qabiyaaladda, waxaana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Shacabka Marna ha ogolaanina in Dowlad walba la idinka Horkeenno”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.