Dhageyso:-Madaxweyne Gaas iyo Michael Keating oo ka wada hadlay xiisada Tukaraq+Sawirro

0
10

Madaxweynaha Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta kulan waxa uu Magalada Garoowe kula  qaatey Wakiilka xoghayaha Guud ee  Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Michael Keating. Kulanka labada dhinac ayaa waxaa  Madaxweyne Gaas ku wehelinayey, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Horumarinta, Wasiirka Deegaanka iyo isbedalka Cimilada, Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo mas’uuliyiin kale. Madaxeynaha oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Gaas iyo Michael Keating oo ka wada hadlay xiisada Tukaraq+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.