Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo dib ugu laabtey Jowhar+Sawirro

0
279

Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Gelinkii dambe ee maanta dib ugu laabtey Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cusmaan Barre Maxamed oo safar mudo uga maqnaa Magaalada. Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka waxaa Jowhar kusoo dhaweeyey Guddoomiye ku xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Hir-Shabele Cabdi Xuseen Geedi iyo Marwo Canab […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo dib ugu laabtey Jowhar+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.