Dhageyso:-Madaxweyne Shariif Xasan”AMISOM weey awoodi weysay in ay furaan Wadooyinka u go’doonsan Al-Shabaab”

0
390

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa marka hore sheegay in AMSISOM ay u tababareen Ciidamo farabadan,si ay uga qeyb qaataan sugida Amniga deegaanada Maamulkaas. Waxa uu sheegay AMISOM aysan weli ku guuleysan in ay furaan Wadooyinka ay g’doomiyeen Al-Shabaab balse dhinaca kale ay ka hortageen weeraradii degmooyinka qaar ay kusoo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Shariif Xasan”AMISOM weey awoodi weysay in ay furaan Wadooyinka u go’doonsan Al-Shabaab”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.