Dhageyso:- Madaxweyne Waare” Go’aanka Ciidamada Burundi looga saarayo Hir-Shabeelle waa mid la siyaasadeeyay”

0
186

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walaac xoogan waxa uu ka muujiyay ka bixitaanka Ciidamada Burundi oo ka mid ah howlgalka AMISOM ee deegaanada maamulkaas. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Go’aanka 1,000 askari oo ka mid ah Ciidamada Burundi ee ku sugan hir-Shabeelle looga saarayo uu yahay mid kaliya ay gaareen AMISOM iyo […]




SOURCE: Dhageyso:- Madaxweyne Waare” Go’aanka Ciidamada Burundi looga saarayo Hir-Shabeelle waa mid la siyaasadeeyay”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.