Dhageyso:-Madaxweyne Waare” In koox yar is moodo in ay dadka ka caqli badan tahay waxaan ku waayaynaa dawladnimada”

0
53

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo khudbad ka jeediyay ayaa marka hore soo qaatay hadalo ah xasuusin oo ku saabsan  Soomaaliya sida ay ahaan jirtay iyo sida ay hadda tahay. Waxa uu sheegay in dalka Soomaaliya ay soo mareen qolo yar oo aaminsanaa in dadka ay ka caqli badan yihiin ka talo wanaagsan yihiin […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Waare” In koox yar is moodo in ay dadka ka caqli badan tahay waxaan ku waayaynaa dawladnimada”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.