Dhageyso:-Madaxweyne Waare”Siyaasiyiin iyo Ganacsato ayaa ku raaxeysanaya dagaal beeleedyada ka jira Hir-Shabeelle”

0
491

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si kulul waxa uu uga hadlay  dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Kadib markii uu Maanta dib ugu laabtay Jowhar ayuu sheegay in Maamulka Hir-Shabeelle uu heysto dhibaatooyin kala duwan,isla markaana aan loo baahneyn in xilligaan dadka walaalaha ah ee Reer Hir-Shabelle dagaal […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Waare”Siyaasiyiin iyo Ganacsato ayaa ku raaxeysanaya dagaal beeleedyada ka jira Hir-Shabeelle”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.