Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo ka jawaabay cabasho ka timid Booliska Galmudug+Sawirro

0
482

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Geelle Xaaf oo weli ku sugan Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Muudg ayaa Manta Bkomeeray Saldhiga Ciidanka Booliska Galmudug hallaasi uu kula kulmay sarkiisha Ciidmada amaanka Galmudug. Saraakiisha Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa Saldhiga ku soo dhaweeyay,waxaana ujeedka kormeerkiisa lagu sheegay sidii uu ugu kuurgeli lahaa […]




SOURCE: Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo ka jawaabay cabasho ka timid Booliska Galmudug+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.