Dhageyso:-Maleeshiyaadka Oromada oo dilay 4 qof oo Soomaali isku-Qoys ah

0
288

Maleeshiyaadka Oromada ee dagaalka kula jira Soomaalida ku nool dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa la sheegay in ay dileyn Dad Soomaali ah oo isku ehel ah. Dadka Soomaalida ah ee la dilay ayaa waxaa la sheegay in ay Maleeshiyaadka Oromada kala dageen Gaari ay saarnaayeen. Sheekh Aadan Cali Baalle oo ka mid ah ehelada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maleeshiyaadka Oromada oo dilay 4 qof oo Soomaali isku-Qoys ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.