Dhageyso:-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Sh/Hoose oo loo xiray Dhuxul laga dhoofinayey Dekada Baraawe

0
224

Ka dib markii 23-kii Bishii June ee Sanadkaan uu xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir uu soo saarey qoraal uu uga digayey Ganacsatada iyo cidwalba  dhoofinta dhuxusha iyo jarista dhirta ayaa waxaa loo xir xiray Masuuliyiin Heer Gobol iyo Heer degmo. Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Xubno uu horkacayey […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Sh/Hoose oo loo xiray Dhuxul laga dhoofinayey Dekada Baraawe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.