Maxkamada ciidamada Qalabka sida qeybta 6aad ayaa Maanta waxa ay u fariisatay dacwad loo heystay Dable NISA eedeysane Cabdi naasir isaaq Iimaan oo loo heysto dilka qof Shacab ah. Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa gudbisey dacwada dilka ah ee loo heysto Dable NISA eedeysane Cabdi Naasir Isaaq Iimaan,waxaan dhageysiga dacwadaas loo fariistay 28-6 […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuno kala duwan riday