Dhageyso:-MD Farmaajo oo sheegay in Al Shabaab iyo Daacish sameysteen Odayaal Dhaqameed u gaar ah

0
174

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Maanta dalka uu ku jiro xilligii la raadin lahaa xurnimo si looga hortago Al-Shabaab iyo Daacish,oo uu sheegay in ay dhibaato ku hayaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo Khudbadii uu ka jeediyey banaanbixii munaasabada 1-da luulyo ee Banaadir Stadium uga hadlay arrimaha amniga,siyaasada,iyo halgankii loo soo maray ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-MD Farmaajo oo sheegay in Al Shabaab iyo Daacish sameysteen Odayaal Dhaqameed u gaar ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.