Dhacdadaan ayaa waxa ay ka dhacay xaafada dabaqeynka ee degmada Dharkenley,waxaana la sheegay in Nin dadka xoolaha Qala ah uu dilay Nin kale oo ka mid ah dadka xoolaha qala o ay wada shaqeeyaan. Qof ka mid ah dadka Xaafada dabaqeynka ayaa Dalsan u sheegay in labada Nin ay dilka kahor ku mureen laba Neef […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Mid ka mid ah dadka ku Shaqeysta Qalitaanka Xoolaha oo Muqdisho lagu dilay